• lindelof oo noqdey saxiixa ugu horeeyey Tababare jose.

    Posted on

    22 jir Victor Lindelof ayaa noqay Saxiixii ugu horeeyay ee tababare Jose Mourinho,waxaana ku xigi doona Alvara Morata.

    Horta wiilkan Benfica magac waa uu ka sameeyay laakiin dunida oo dhan ayaa sugeysa iney ku aragto ciyaarihiisa Premier league,ileyn ragaa waxaa ay leyihin,United waxaa ay si aad ah ugu baahneyd wiilkan.

    macalinka weyn jose mourinho ayaa sanadkan ku wareeray xooxda guula badan ee Man United. ninkii happy one ahaa xitaa aamusnaa ayuu ku dhameystey sanadkan. walee horyaalkan ingiriiskaa ma fududo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *